Haddii aad tahay dhibbane dambi, caawinaad ayaa kuu diyaara. (Somali)
CAAWI DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA
Haddii aad tahay dhibbane dambi, caawinaad ayaa kuu diyaara.
MACLUUMAADKA IYO ADEEGYADA DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA
Wixii xaalad gurmad deg-degga, wac 911
Xafiiska Barnaamijka Caddaaladda
651-201-7300 | 888-622-8799 (Caawimaadda Lacagta)
800-247-0390 | Macluumaadka iyo u dirista (hawlwadeennadu waxay adeegsadaan turjubaan si loo caawiyo kuwa wax soo waca)
United Way 211
Adeegyada macluumaadka iyo tixraaca 24 saacadood
dir telefoonka 211 ama 800-543-7709
Khadka Taageerada Dhibbanayaasha Dambiga ee Minnesota
Khadka joogtada ah ee 24-saac ee gobolka oo dhan ee loogu talagalay dhibbaneyaasha dambi ee raadinaya taageero, macluumaad iyo gudbin.
Wac 866-385-2699 ama u tekst garee 612-399-9977. Halkan guji siaad u tagto barta internetka.
Khadka Qalalaasaha Minnesota Day One
Khadka joogtada ah ee 24-saac ee gobolka oo dhan ee loogu talagalay dhibbaneyaasha dambiga tacaddiga guriga, weerarka galmada, iyo ka ganacsiga galmada.
Wac 866-223-1111 ama u tekst garee 612-399-9995. Halkan guji si aad utagto barta internetka.
RapeHelpMn.org
Bar internet bixisa macluumaadka loogu talagalay dhibbanayaasha weerarka galmada iyo hagaha barnaamijyada weerarrada galmada. Halkan guji si aad u tagto barta internetka: RapeHelpMn.org
BUUGGA BARNAAMIJYADA ADEEGYADA DHIBBANAHA DAMBIGA
Ka raadso deegaankaada Bixiyaha Adeegga Dhibbanaha.
KAALMADA LACAGEED
Dhibbanayaasha dambiyada dagaalka waxay dacwad ka xareysan karaan dacwad ku saabsan magdhowga si loo daboolo kharshyada la xariira dambiga.
Lacagaha Gurmadka oo cadad yar ah waxaa loo qondeeyay dhibbanayaasha dambiyada oo idil si ay u daboosho kharashyada gurmadka ee dambiga la xariira.
XUQUUQDA DHIBBANAHA DAMBIGA (CRIME VICTIM RIGHTS)
Dhibbanayaasha Minnesota waxay sharciyan leeyihiin xuquuqda ku saabsan wargalinta, ka qaybgalka, magdhowga iyo ilaalinta.
Dhibbanayaasha dareemaya in xuquuqdoodi lagu xadgudbay ama si xun ay ula dhaqmeen xubin ama qof ka tirsan hannaanka garsoorka dambiyada waxuu la soo xariiri karaa Unugga Garsoorka Dhibbanayaasha (Victim Justice Unit).
BUUGAAGTA SHARRAXAYA DHIBBANAHA DAMBIGA (CRIME VICTIM BROCHURES)
- Gargaarka Dhaqaalaha ee Dhibbanayaasha Fal Dambi ee Culus
- Xuquuqda Dhibbanaha Dembiga
- Habka Maxkamadda Kurayada
- La-qabsashada Waxa Dulmiga kaa soo Gaara
- Qaan-celinta
- Warbixinnada Raadka uu Dembiga ku Reebay Dhibbanaha
- Aruurinta Qaan-celinta ay Maxkamad Amartay
- Tusmooyin ka Hadlaya Maragfurka Maxkamadda Dembiyada
- ArrimahaXukunkaXiga
- Unugga Garsoorka Dhibbanayaasha (Victim Justice Unit).
- Dilka Kaddib
- Adeegga Minnesota VINE (Wargelin & Ogeysiin Laga Heli Karo Xaalad Xirnaansho oo ku Saabsan Qof Danbiile ah)
FAAFINNADA KALE EE WAXTARKA LEH (AFKA INGRIISIGA)
- Sidee ku heli karaa nuqul ah warbixintayda boliiska?
- Ma ka qaybgali karaa hawl-socodsiinnada maxkamadda?
- Kharshka Baarista Faraxumaynta Galmada-Xiriirada Degmada (Sexual Assault Exam Expenses – County Contacts)
ILAHA MINNESOTA (MINNESOTA RESOURCES)
- Confederation of Somali Community in Minnesota
- CAPI
- Intercultural Mutual Assistance Association (in Rochester)
- Hennepin County Office of Multicultural Services
- Immigrant Law Center of Minnesota
ILALAHA GOBOLKA IYO QARANKA (AF INGRIISIGA)
Halkan guji (riix) wixii ku saabsan liistada koobaysa ururrada gobol iyo qaran, hay’adaha federaalka iyo macluumaadka guryo-faaruqinta oo loo fidinayo arrimaha ku saabsan dhibbanaha dambiga.
XIRIIRADA LA MIDKA AH (RELATED LINKS)
- Minnesota VINELink
- XULASHADA Minnesota (Minnesota CHOICE)
- Xeerka Xuquuqda Dhibbanaha Dambiga (Minnesota Crime Victim Bill of Rights)
- United Way 211
- Ilaha gobolka iyo qaran ee dhibbanayaasha dambiyada (State and national resources for crime victims)
Last modified: 7/5/2022