Exit Site

Haddii aad tahay dhibbane dambi, caawinaad ayaa kuu diyaara. (Somali)

CAAWI DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA

Haddii aad tahay dhibbane dambi, caawinaad ayaa kuu diyaara.

MACLUUMAADKA IYO ADEEGYADA DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA

Wixii xaalad gurmad deg-degga, wac 911

 

Xafiiska Barnaamijka Caddaaladda

651-201-7300  | 888-622-8799 (Caawimaadda Lacagta)

800-247-0390  | Macluumaadka iyo u dirista (hawlwadeennadu waxay adeegsadaan turjubaan si loo caawiyo kuwa wax soo waca)

 

United Way 211

Adeegyada macluumaadka iyo tixraaca 24 saacadood

dir telefoonka 211 ama 800-543-7709

 

Khadka Taageerada Dhibbanayaasha Dambiga ee Minnesota

Khadka joogtada ah ee 24-saac ee gobolka oo dhan ee loogu talagalay dhibbaneyaasha dambi ee raadinaya taageero, macluumaad iyo gudbin.

Wac 866-385-2699 ama u tekst garee 612-399-9977. Halkan guji siaad u tagto barta internetka.

 

Khadka Qalalaasaha Minnesota Day One

Khadka joogtada ah ee 24-saac ee gobolka oo dhan ee loogu talagalay dhibbaneyaasha dambiga tacaddiga guriga, weerarka galmada, iyo ka ganacsiga galmada.

Wac 866-223-1111 ama u tekst garee 612-399-9995. Halkan guji si aad utagto barta internetka.

 

RapeHelpMn.org

Bar internet bixisa macluumaadka loogu talagalay dhibbanayaasha weerarka galmada iyo hagaha barnaamijyada weerarrada galmada. Halkan guji si aad u tagto barta internetka: RapeHelpMn.org

 

BUUGGA BARNAAMIJYADA ADEEGYADA DHIBBANAHA DAMBIGA

Ka raadso deegaankaada Bixiyaha Adeegga Dhibbanaha.

 

KAALMADA LACAGEED

Dhibbanayaasha dambiyada dagaalka waxay dacwad ka xareysan karaan dacwad ku saabsan magdhowga si loo daboolo kharshyada la xariira dambiga.

Lacagaha Gurmadka  oo cadad yar ah waxaa loo qondeeyay dhibbanayaasha dambiyada oo idil si ay u daboosho kharashyada gurmadka ee dambiga la xariira.

 

XUQUUQDA DHIBBANAHA DAMBIGA (CRIME VICTIM RIGHTS)

Dhibbanayaasha Minnesota waxay sharciyan leeyihiin xuquuqda ku saabsan wargalinta, ka qaybgalka, magdhowga iyo ilaalinta.

Dhibbanayaasha dareemaya in xuquuqdoodi lagu xadgudbay ama si xun ay ula dhaqmeen xubin ama qof ka tirsan hannaanka garsoorka dambiyada waxuu la soo xariiri karaa Unugga Garsoorka Dhibbanayaasha (Victim Justice Unit).

 

BUUGAAGTA SHARRAXAYA DHIBBANAHA DAMBIGA (CRIME VICTIM BROCHURES)

 

FAAFINNADA KALE EE WAXTARKA LEH (AFKA INGRIISIGA)

 

ILAHA MINNESOTA (MINNESOTA RESOURCES)

 

ILALAHA GOBOLKA IYO QARANKA (AF INGRIISIGA)

Halkan guji (riix) wixii ku saabsan liistada koobaysa ururrada gobol iyo qaran, hay’adaha federaalka iyo macluumaadka guryo-faaruqinta oo loo fidinayo arrimaha ku saabsan dhibbanaha dambiga.

 

XIRIIRADA LA MIDKA AH (RELATED LINKS)

 

Advocates, Victims/Survivors Minnesota

Last modified: 7/5/2022